Wasaaradda Howlaha Guud KG Oo bulshada ugu baaqday in ay ka qayb qataan dhismaha Wadooyinka Xudur

0
114

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Wasiirka wasarada Howlaha guud iyo guriyeynta dowlada goboleedka Koonfur galbeed soomaliya Daahir Abdi Abdulaahi ayaa booqdey Dhismooyinka hormarineed ee magalada xudur ee xarunta gobolka Bakool, waxaana ujeedka kormeerkiisa ahaa in uu soo indha indheeyo howlaha ka socota goobaha lagu wado dhismooyinka asigoona warbixino la xariira dhismaha ka dhageystey enjineerada gacanta ku haya dhismaha.

Xamdi Maxamed Yaasiin ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here