Kismaayo(Idaacadda Waamo)-kulan uu qabtay Wasiir Kuxigeenka Wasaaradda Howlaha guud iyo guryeynta Jubbaland ayaa waxuu ka hadlay waxyabaha u qabsoomay wasaradda isgoo warbixiyaay tababar ay dhawaanah siinayeen qaar ka mid injineerada ka shaqeeya wasaradda waxuuna qorshaha uu ahaaa sidii loo yareen lahaa isqabqabsiga dhulka ee ka jir deegaananada dowlad gobolewdka Jubbaland.
Abdinoor Samriye ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.