Wasaaradda Howlaha guud iyo Guryeynta Jubbaland oo qabatay kulan looga  hadlaayay Naqshadaynta Magaalada Kismaayo

0
164
Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-Magaalada Kismaayo ayaa waxaa lagu qabtay kulan looga hadlaayey naqshadaynta magaalada, waxaan shirka ka soo qeyb galay musuuliyiin ka tirsan jubbaland waxayna siyaabo kale duwan uga hadleen sida ugu fiican oo loo naqshadeyn karo magaalada.
Abdinoor Samriye ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here