Wasaaradda Howlaha Guud iyo Guryeynta Jubbaland oo deegaanka Luglow ka dhagax dhigtay dhismaha xarun Boliis

0
64

Kismaayo(Idaacdda Waamo)-Madaxda Wasaaradda Howlaha guud ee Jubbaland oo uu weheliyo Gudoomiye kuxigeenka Hay’adda Barakacyaasha iyo Qaxootiga Jubbaland ayaa deegaanka Luglow gaar ahaan halka laga dhisay guryaha mashruuca Xalka Waara waxa ay ka dhagax dhigeen dhismaha xarun Booliis oo halkaasi laga hirgalin doono.

Gudoomiye kuxigeenka Hay’adda Barakacyaasha iyo Qaxootiga Jubbaland Maxamed Nuur Khadar ayaa u mahadceliyey madaxda Wasaaradda iyo cid kasta oo ka qeyb qaadaneyso dhismaha xarunta Booliska.
Awke Ali Awil ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here