Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Tababarkaan oo socday muddo Labo maalmood ah ayaa loo qabtay qaar ka mid ah shaqaale hoosaadka wasaaradaha dowlad goboleedka Jubbaland, injineerada wasaaradda Howlaha guud Iyo Guryeenta iyo Injineerada dowlada hoose ee degmada Kismaayo waxaana uu Tababarkaan ku saabsanaa qaab dhismeedka degmada iyo shaqada waaxda adeega guud ee dowladda.
Iidle Aadan Dagane ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.