Wasaaradda Howlaha Guud ee Jubbaland oo wado ka dhagax dhigtay degmada Luuq ee gobolka Gedo

0
69

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Agaasimaha guud ee Wasaaradda Howlaha Guud ee Jubbaland mudane Maxamed Mursal Xirsi ayaa ka hadlay wadada laga dhagax dhigay degmada Luuq ee gobolka Gedo.

Awke Ali Awil ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here