Wasaaradda Howlaha guud ee Jubbaland oo Tababar u qabatay xirfadleyda dhismaha iyo waddooyinka

0
235

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Tababarkaan oo ay soo qaban qaabisay wasaaradda howlaha guud iyo guriyeynta Dowlad Goboleedka Jubbaland ayaa waxaa furitaankiisa ka soo qeyb galay duqa Degmada kismaayo gudoomiyaha Golaha Deegaanka Degmada Afmadoow,wasiirka wasaaradda howlaha guud iyo guryeenta Jubbaland iyo madax kale,waxaana loo qabtay maamulka dhismaha guud iyo xirfadelyda dhismaha ee deegaanada Dowlad Goboleedka Jubbaland.

Iidle Aadan Maxamed Dagane ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here