Wasaaradda Horumarinta biyaha Somaliland oo xariga ka jartay mashaariic dhanka Biyaha

0
68

Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-Wasaaradda Horumarinta Biyaha Maamulka Soomaliland ayaa xariga ka jartay mashaariic dhanka biyha ah oo ka kooban ceelal iyo barkado loogu tala galay in biyaha lagu keediyo kuwaasi oo laga hirgeliyay qaar kamid ah deeganada gobalka Daad-mareer ee soomaliland

munaasabadda xariga jarka mashaariicdaan waxaa goobjoog ka ahaa masuuliyiin kamid ah maamulka  Daad-mareer ,iyo xubno mataliyay bulshada Degan deegaanada mashaariicdan laga hergeliyay.

Mowliid Abdi Kulmiye ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here