Wasaaradda Hawlaha Guud dib u dhiska iyo Guriyeynta Jubbaland oo Dekadda Kismaayo kala wareegay qalab kala duwan

0
86
Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Wasaaradda howlaha guud iyo dib u dhiska Jubbaland ayaa ka guddoontay deeq gaadiid ah iyo cagaf cagaf oo ay ku deeqday dowlada Imaaraatka Carabta dowlada Goboleedka Jubbaland taas oo lagu talagalay in lagu hormariyo dhinacayada Kabaayasha dib u diska dowlada Gobolada Jubbaland.
Gadiidkaan oo ka kooban iska rogaha carrada lagu qaado iyo cagaf-cagaf ayaa waxuuu uu maanta Si rasimaha ula Wasiir ku xigeenka Wasaaradda Hawlaha Guud, Dib u dhiska iyo Guriyeynta Jubaland, Cabaas Cabdullaahi Mayoow oo Dowladda Imaaraadka uga mahadceliyey qalabka ay ugu deeqday.
Abdinoor Samriye ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here