Wasaaradda Haweenka Koonfur Galbeed oo Baydhabo ka daahfurtay shir looga hadlayey sharciyada la xiriira Haweenka iyo Amniga

0
50
Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-Wasiirka Wasaaradda Haweenka arimaha Qoyska dowla goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya Marwo Nasro Aweys Sheekh Xuseen ayaa magaalada Baydhabo ka daahfurtay shir looga hadlayey sharciyada la xiriira Haweenka iyo Amniga.
Awke Ali Awil ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here