Wasaaradda Haweenka Jubbaland oo wado dadaallo lagu joojinayo xad-gudubyada ka dhanka ah dumarka

0
42

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Wasaaradda Haweenka Arimaha Qoyska iyo Xuquuq insaanka dowlad goboledka Jubbaland ayaa dhawaan soo gababaysay ololaha ka hortaga xad gudubyada Jinsiga kaas oo mudo 16 bari ah socday.

Xamdi Maxamed Yaasiin ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here