Wasaaradda Haweenka Jubbaland oo wada Ol’ole lagu Joojinayo Tacadiyada ka dhanka ah Haweenka

0
93

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Ol’olahaan sanadlaha ah ee soconaya 16-ka maalmood ee loogu dhaqdhaqaaqayo dadaallada ka dhanka jooyinta tacaddiyada ku salaysan jinsiga iyo ilaalinta xuquuqda Aadanaha ayaa ah mid sanad walba bilowda 25 bisha 11 (Novembe ) kuna eg 16 bisha 12 (December ) ee dhamaadka dhamaadka Sanad walba .

Ol’olaha oo ah mid heer caalami ah, ayaa isku dayaya inuu baraarujiyo baahida loo qabo in la soo afjaro tacaddiyada ka dhanka ah haweenka iyo gabdhaha, waxaana ol’olaha hoggaamisa Hay’adda Qaramada Midoobay u qaabilsan arrimaha Haweenka, waxaana kala qaybgala hay’adaha kale ee Qaramada Midoobay, dowlado kala duwan iyo bulshada rayidka ah.

Xamdi Maxamed Yaasiin ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here