Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Xuquuqda aadanaha waa mid qof walba uu xaq u leeyahay inuu helo dagaanasho Nabadeed,xaquuq waxbarasho mid Caafimaad ,shaqo iyo in lagu ixtiraamo shaqsiyadiisa.
Hadaba si loo ilaaliyo xuquuq Aadanaha qof kastana uu u helo xuquuq loo simanyahay ayaa Wasaaradda Haweenka arimaha qoyska iyo xuquuq insaanka dowlad goboledka Jubbaland waxaa ay wadaa dalaalo lagu horumarinayo siyaasada xuquuq Aadanaha ee Jubbaland.
Xamdi Maxamed Yaasiin ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.