Wasaaradda Haweenka Jubbaland oo Tababar u qabatay Gudiyadda Joogtada ee Baarlamaanka Jubbaland

0
255

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Waasaradda Haweenka Arimaha Qoyska iyo Xuquuqul insaanka Jubbaland  ayaa qaar ka mid ah  Xildhibaanada Baralamanka Jubbaland  gaar ahaaan gudiyadda arimaha bulshada sida gudiga dastuurka,gudiga xeer hoosaadka  iyo anshaxa u furtay tababar ku saabsan tacadiyada Jinisga.

Cabdinuur Samriye ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here