Wasaaradda haweenka Jubbaland oo tababar lagu baranayey xalinta khilaafaadka u soo xirtay 500 oo Haween ah

0
128

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Wasiiradda wasaaradda haweenka iyo xuququl insaanka dowlad goboleedka Jubbaland Marwo Cadar oo ay wahlineyso gudoomiyaha ururka haweenka gobalka Jubbada Hoose Faadumo Aadan Kateela ayaa waxa ay tababar u soo xireen ku dhawaad 500 oo haween ah oo bartay xalinta qilaafadka.

Fartuun Nuur Aadan ayaa warbicibtaan inooga diyaarisay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here