Wasaaradda Haweenka Jubbaland oo soo bandhigtay Hindise Sharciyeedka Gudniinka Fircooniga 

0
351
Kismaayo(Waamo Radio)Hindisa Sharciyeedka Gudniinka Fircooniga oo ay wasaaradda haweenka, xuuqul insaanka iyo arimaha qooyska Jubbaland ay ka shaqeyneeysay qoristiisa mudo halsano ah isla ismarkaasina maraya Heer gabagabo ayaa waxaa ay wasaaradda haweenka ayaa maanta soo bandhigtay sharcigan.

Kulanka wadatashiga Daneeyaasha ee Hindise sharciyeedka Gudniinka Fircooniga ayaa waxaa kasoo qeyb galay wasiirka wasarada Heynka Jubbaland   Ururada bulshada rayidka ah, xildhibaano,iyo Daneeyaasha arimaha haweenka Waxana Kulanka Intiisa Badan Lagu Falanqeynayay Sharcigaan.
Gudoomiyaha Gudiga daskuurka Ee Baarlamaanka Jubbaland Shugri Saalax iyo cumar maxamed jamaac oo Ah lataliyaha dhanka sharciga Ee Warada Dastuurka Iyo Arimaha Fadaraalka Jubbaland Ayaa oogu Horaanka Kulnaka Kahadlay .
Gaba Gabdii Kulanka Waxaa Kahadashay wasiirka hweynka Jubbaland  Marwo Qamar deeq Xaaji QaliifWaxeyna Sheegtay In Wasarada Haweynka Jubbaland Ay waqtibadan Kubisay Qorista Sharcigaan.

R/W,Iidle Aadan Maxamed.

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here