Wasaaradda Haweenka Jubbaland oo Sheegatay in dhawaan uu soo bixi doono Xeerka ilaalinta Xuquuqda Caruurta Jubbaland

0
89

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Wasaaradda Haweenka arimaha qoyska iyo Xuquuqul insaanka Jubbaland ayaa sheegtay in dhawaan uu soo bixi doono Xeerka ilaalinta Xuquuqda Caruurta Jubbaland.

Hamdi Mahamed Yaasiin ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here