Wasaaradda Haweenka Jubbaland oo qabatay tababar ku saabsan xuquuqda dumarka

0
264
Kismaayo-(Idaaacadda Waamo)-Wasaaradda haweenka Jubbaland ayaa qabatay tababar ku saab sanaa xuquqda dumarka iyo waajibaadka ay leeyihiin haweenka.
waxaana loo qabtay qaar ka mid ah ururada bulshada rayidka magaalada kismaayo
waxaana ka qeyb galay tababarka masuuliyiin ka socotay wasaaradda haweenka Jubbaland  odayaasha dhaqanka iyo qaar ka mid ah haweenka degmada Kismaayo.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here