Wasaaradda Haweenka Jubbaland oo qabatay Tababar ku saabsan ka hortagga iyo tacadiyada ka dhanka ah Haweenka iyo Carruurta

0
283

Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-Wasaarada Haweenka iyo xuquuqul insaanka dowlad Goboleedka Jubbaland ayaa  Tababar aqoon kororsi ah kaas oo ku  saabsan ka hortagga iyo tacadiyada ka dhanka ah Haweenka iyo Carruurta.

Tababarka ayaa loo qabtay bulshada qeybaheeda kala duwan tababarka ayaana socon doono mudo afar maalmood ah kaas oo ujeedkiisu yahay in wax badan lagu fahansiiyo bulshaadi moqduuca tababarka.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here