Wasaaradda Haweenka Jubbaland oo qabatay kulan looga hadlayay Xuquuqda Caruurta

0
295

Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-Waasaaaradda  Haweenka arimaha qoysaka iyo xaquuqul insaanka  Jubbland ayaa  waxaa ay qabtay kulan wada tashi ah, kulanka waxaa ka soo qeyb galay wasaaradaha kale duwan ee  ka dhisan Dowaldda Goabledka Jubbland, Qaar kamid ah xildhibanada Jubbland gaar ahaan Duddiga Arimaha Xuquuqul -insaanka, ururada Bulshada riyadka ah iyoMarti sharaf kale.

Cabdinuur Sabriye,ayaa warbixintan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here