Wasaaradda Haweenka Jubbaland oo q kulan is Xog waraysi ah ku qabatay magaalada Kismaayo

0
131
Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Kulan u qareemid ah oo soconaya 2 maalmood, kaas oo ay soo abaabushay Wasaarada Haweenka, Arrimaha Qoyska iyo Xuquuqul Insaanka Jubbaland ayaa lagu qabtay magaalada Kismaayo wuxuuna dhex maray Xildhibaanno ka tirsan Baarlamaanka Jubaland iyo ururrada Haweenka Jubaland.
Kulankan oo Ururrada Haweenka ay ugu qareemayaan xeerarka iyo siyaasadaha la xiriira Hormarinta Haweenka iyo Caruurta Jubaland, ayna daah furtay Wasiirka Wasaaradda, Marwo Cadar Ismael ayeey xildhibaannada uga codsadeen inay taageeraan xeerarka muhiimka u ah Xuquuqda Haweenka, Caruurta iyo Guud ahaan Xuquuqda aadanaha, si waafaqsan shareecada Islaamka.
Awke Ali Awil ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here