Wasaaradda Haweenka Jubbaland oo kulan wacyi galin ah ka samaysay Xaafadda Dalxiiska ee Magalaada Kismaayo

0
279

Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-Wasaaradda Haweenka, Arrimaha Qoyska iyo Xuququl Insaanka Dowlad goboleedka Jubbaland oo kaashaneysa Wasaaradda Caddaaladda, garsoorka iyo arrimaha diinta Jubbaland ayaa barnaamij wacyigalin ah ka sameysay  Xaafadda Dalxiiska ee  magaalada Kismaayo.

Kulankan wacigalinta  ah ayaa waxaa  loo qabtay qaar ka mid ah Bulshada ku nool xaafadda Dalxiiska ee magaalada Kismaayo waxana looga hadlayey sidii bulshada looga wacyigelin lahaa tacadiga ka dhanka ah Haweenka.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here