Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Magaalada Kismaayo waxaa lagu qabtay kulan lugu xusayey sand-guradii labaatanaad ee ka soo wareegatay markii ay Qaramad-midoobay ansixisay qaraar tirsiguus yahay 1325 ee ka hadla doorka haweenka ay ka qaadan karaan nabadda iyo aminga.
kulkaan ayaa waxaa ka soo qeyb galay Xildhibaano ka tirsan Barlamanka dowlad goboleedka Jubbaland , agaasimiyaasha wasaaradaha haweenka,dhalinyro, iyo xubno ka socday ururada ka dhisan dowlad Jubbaland.
Cabdinuur Samriye ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.