Wasaaradda Haweenka Jubbaland oo Kismaayo ku qabatay xuska maalinta caruurta Africa

0
107

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-wasarada Haweenka iyo xaquuqul insaanka Dowlad Gobaleedka jubbaland ayaa magalada kismaayo ku qabatay xuska maalinta caruurta africa oo laga xuso dalalka afrika.

munaasabada ayaa waxa kaso qayb galay wasiirka wasarada haweenka jubaland wasir-kiuxigeenka wasarada cafimaadka jubaland ururada haweenka caruurta kunol magalada kismaayo niyo marti sharaf kale  halkudhiga sanad kan ayaa ahaa Cidhibtirka cadooyinka qatarta ah ee sameeya caruurta.

Juweeriya Xasan Axmed ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here