Wasaaradda Haweenka Jubbaland oo Kismaayo ku qabaatay kulan looga hadlayay ilaalinta xuquuqda carruurta

0
423

Kismaayo(Idaacada Waamo)Kulankaan Oo Ay Soo Qaban Qabisay Wasarad Haweenka Ee Dowlad Goboleedka Jubbaland Waxana looga hadlayay ilaalinta xuquuqda carruurta Kulanka waxaa Kasoo Qeyb Galay Culimada magalada Haweynka Iyo Qeybaha Kala Duwan Ee Bulshada.

Fadumo Adan Katela Oo Ah Gudomiyaha ururka Haweynka Ee Gobolka Jubba Hoose Ayaa Kutalisay In Sigaar Ah Loo Dhowro Xaquuqda Carurta Gaar Ahaa Kuwa Lashaleysiiyi Iyagoo Yar Yar, maxamed xuseen maxamed Agaasimaha Guud Ee Haweenka Jubbaland  Ayaa Kudheraday Sharaxadna Kabixiyay Kulaanka Isagoo Shegay In  Ladhisi Donoo Gudi Arimaha Bulshada Kasocdo Oo Warada Haweenka  Kala Shaqeyn Dono ilalinta Xuquda Caruurta.

R/W,Iidle Aadan Mohamed.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here