Wasaaradda Haweenka Jubbaland oo ka qayb gashay kulan looga hadlayay doorka ay Haweenku ku leeyihiin Nabadeynta

0
96

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Wasiirka Wasaarada Arimaha qoyska iyo xuquuqul insaanka dowlad gobaledka Jubbaland Marwo Cadar Ismaaciil Cabdulaahi Juraate ayaa daahfurtay buuga qorshe hawleedka Jubbaland ee ku aadan hirgalinta qaraarka golaha Amaanka ee qaramada midoobay ee tirsigiisu yahay 1325 ee ku aadan doorka ay haweenku ku leeyihiin Nabada.

kulanka ayaa waxa ka soo qayb galay masuuliyiin ka socday Wasaaradda Haweenka Jubbaland odayaasha dhaqanka haweenka degmada Kismaayo iyo marti sharaf kale.

Juweeriya Xasan Axmed ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here