Wasaaradda Haweenka Jubbaland oo Haweenka ugu baaqay in ay doorkooda ka qaataan hogaaminta bulshada

0
145
Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Agaasimaha Guud ee Wasaaradda haweenka arimaha qoyska iyo xuquuqul insaanka dowlad goboledka Jubbaland Idiris Xasan Maxamed oo kulan la qaatay qaar ka mid ah ururada haweenka , gobolka Iyo Degamada Kismaayo ayaa haweenka ku bogaadiyay shaqada adag ee bulshada u hayaan.
Dhanka waxaa uu Haweenka u soo jeediyay in ay sameeyaan isku xirnaan dhexdooda ah si ay door muuqda uga qataan hogaaminta bulshada waxaa uuna sheegay in  ay socdaan dadaalo lagu doonayo in haweenka  hogaamiyayaasha ah dalka ka shaqeeya ay ku biraan ururka  dhaqdhaqaa haweenka hogaamiyayaasha Africa oo ay ku midaysanyihiin haweenak hogaamiyayaasha ah ee  50 dal oo africa ka mid.
Xamdi Maxamed Yaasiin ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here