Wasaaradda Haweenka Jubbaland oo faahfaahisay Tacadiyada Loo geeysto Carruurta

0
72

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Iyadoo magaalad kismaayo ay ka jiraan in caruurta aan qaan garaani  ay shaqooyin kale duwan ay ka qabtaan magaalada .

 
Wasaaradda Haweenka xaquuqul insaanka iyo arimaha qoyska Jubbaland ay mudooyinka ka wadaa Magaalda Kismaayo  barnaamijiyo  lagu wacyigalinaayo in caruurta aan lagula kicin Tacadiyo ka dhan ah Jinsiga.
Abdinoor Samriye ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here