Wasaaradda Haweenka Jubbaland oo faahfaahisay caqabadaha Haweenka Siyaasadda ka hortaagan

0
305

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Haweenka Soomaaliyeed ayaa qaar kood waxa ay u xusul duubayaan in ay ku biiraan siyaasadda si ay u xaqiijiyaan doorkooda kaga aadan,

Waxaa jiro kulama lagu qabanayo Dowlada Goboleedyada dalka iyo gobalka Banaadir ku waa soo ay haweenka ku soo bandhigayaan hammigooda ku aadan ka mid noqashada  siyaasadda dalka,

Maxamed Xuseen Maxammed waa agaasimaha guud ee wasaaradda Haweenka iyo Xuququl Insaanka Jubbaland,waxaa uu ka warbixinaya caqabadaha ka hortaagan in Haweenka ay ku biiraan siyaasadda iyo waxa ay wasaaradda ka qabatay arintaasi.

Fartuun Nuur Aadan ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here