Wasaaradda haweenka Jubbaland oo daah-furtay qorshe howledka axdiga haweenka soomaaliyeed

0
273
Kismaayo-(Idaacada Waamo)-Munaasabadaan oo ku saabsanay daah furka qorshaha heer dowlad goboled ee axdiga Haweenka Soomaaliyeed ayaa waxaa soo qaban qaabisay Wasaaradda Haweenka  Arimaha qoyska iyo  Xuquuqul insaanka Dowlad goboledka Jubbaland .
Xaflada waxaa ka soo qayb galay  Xubno ka tirsan xildhibaanada iyo  wasiiradda Jubbaland ,ururada haweenka ,dhalinyarada,odayaasha dhaqanka  iyo qaybaha kale ee bulshada.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here