Wasaaradda Haweenka Jubbaland oo bilowday Ol’ole lagu ciribtirayo gudniinka fircooniga

0
25

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Wasaaardda Haweenka Arimaha qoyska iyo xuquuq insaanka dowlad goboledka Jubbaland ayaa Magaalada kismaayo ka bilowday kulamo wacyigalin ah oo ku saabsan joojinta gudniinka fircooniga kaas dhibaato badan ku haya haweenka soomaaliyeed.

Kulanada wacyigalin bulshada ee wasaaraddu bilowday ayaa gogol xaar u ah sharciga gudniinka fircooniga kaas oo la dhamaystiray dhawaana ay wasaaraddu soo bandhigi doonto.

Xamdi Maxamed Yaasiin ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here