Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Wasaaradda Haweenka Arimaha Qoyska iyo Xuquuqul Insaanka dowlad Goboledka Jubbaland ayaa deegaanka Qaam-Qaam oo dhaca waqooyiga Kismaayo ka bilowday mashruuca Boqor Salmaan kaas oo laga leeyahay Wadanka Saudi Arabia looguna talagalay inuu kaabo dadka baahiyaha gaarka ah qaba.
Xamdi Maxamed Yaasiin ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.