Wasaaradda Haweenka Jubbaland oo baaq u u dirtay Haweenka

0
19

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Waxbarashadu waa furaha horumarka bulsho kasta, waxayna door weyn ka qaadataa sidii haweenka Soomaaliyeed ay uga mid noqon lahaayeen horumarka iyo go’aan-qaadashada. Iyadoo arrintaas laga duulayo ayaa Wasaradda Haweenka Xuquuqul Insaanka iyo arimaha qoyska Dowlada Goboleedka Jubbaland ugu baaqday haweenka ku nool deegaannada Jubbaland in ay xooga saaraan waxbarashada, si ay door muuqda uga qaataan horumarinta waxbarshada Haweenka.

Abdinoor Samriye ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here