Wasaaradda Haweenka Jubbaland oo baaq u dirtay Waalidiinta Caruurta Kismaayo

0
274
Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-Gabdhaha da’da yar ee ku nool magalaada Kismaayo waa kuwa ku badan goobaha waxbarshada iyggoo diiirada saraaya sidii ay nolashooda u Horumarin lahayeen.
Hadaba Wasaaradda Haweenka Xuquuqul insaanka iyo Arrimaha Qoyska Jubbaland ayaa baaq u dirtay Waalidiinta Caruurta Kismaayo gaar ahaan Gabdhaha da’yarta ah.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here