Wasaaradda Haweenka Jubbaland oo Agab u qeybisay dadka qaba baahiyaha gaarka ah

0
32

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Wasaaradda Haweenka, Arimaha Qoyska iyo Xaquuqul insaanka Jubblanad iyo Hay’adda Naafada Qaranka ayaa iska kaashaday qaybinta agab muhiim ah oo loogu talagalay dadka baahiyaha gaarka ah qaba, Agabkan oo ay ka faa’iideysteen 550 qof, Waxaana ka mid ahaa qalabkaan Kuraasta Dadka baahiyaha gaar qaba (Wheelchairs), Biraha Socodka, Agabka Dadka Arag La’a, iyo kuwa kale muhima u ah dadka aan lixaadkooda dhameystirneen.

Mowliid Abdi Kulmiye ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here