Kismaayo-(Idaacada Waamo)-Tabarkaan aqoon korosiga ah oo ay wasaaradda haweenka arrimaha qoyska iyo xuquuqul insaan Jubbaland u qabatay Bahda garsoorka dowlad goboledka Jubbaland ayaa ku saabsan qabashada kiisaska tacadiyada ka dhanka ah ee Jinsiga.
Kulankaan aqoon korosiga ah ayaa socon doona mudo saddix cisho ah ,waxaana maanta ka soo qayb galay masuuliyiin ka kala socday wasaaradda haweenka iyo bahda garsoorka Jubbaland .
Xamdi Maxmed Yaasiin,ayaa warbixitan nooga diyaarisay.