Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Wasarada Haweenka Arimaha Qoyska iyo xuquuql Insaanka Dowlad Gobaleedka Jubbaland ayaa sanadkii dhamaaday ee 2023-da qabatay barnaamijyo dhawr ah oo ay kamid ahayeen hirgalinta xarumo loogu talaalay xirfadsiinta iyo Hormarinta haweenka Tabaro korloogu qadayay awooda haweenka si ay uga dhaxmuuqdaan siyaasada ganacsiga iyo Arimaha kale ee muhiima ah.
Wasaaradda ayaa sidoo kale ka qayb qaadatay u gurmashada dadkii ay dhibaatadu kaso gaadhay saxibadii elniino oo dalka ku dhaftay dabayaqadii sanadkii tagay taas
oo dadka waxyeeladu soo gaadhay ay u badnaayeen Haweenka iyo caruurta.
Juweeriya Xasan Axmed ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.