Wasaaradda Haweenka iyo Xuquuqul Insaanka Jubbaland oo qabatay Kulan looga hadlayay Ilaalinta Xuquuqda Aadanaha

0
340

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Waasaaradda Haweenka  Xuquuqul Insaanka iyo  arimaha qoyska  dowlad goboleedka Jubbland ayaa waxaa ay kulan u qabtay shaqaalaha ka shaqeeeya  xaquuqada aadanaha,

kulanka ayaa waxaa ka qeyb galay wasiirka wasaaradda Haweenka iyo arimaha qoyska Jubbland marwo Qamar Deeq Khaliif iyo masuliin ka tirsan  wasaaradda.

Cabdinuur Samriye ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here