Wasaaradda Haweenka iyo Xuquuqul Insaanka Jubbaland oo Kismaayo ku qabatay kulan wada-tashi ah

0
164

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Wasaaradda haweenka iyo xuquuqul insaanka Jubbaland ayaa maanta magalada Kismaayo ku qabatay Kulan wadatashi ah oo looga hadlayey 75 sano guuradii ka so wareegatay markii la aasaasay maalinta xuquuqul insaanka oo beegneyd 10-kii December 1948-dii.

Kulankan wadatashiga ah ayaa ahaa mid looga arrisanayey waxayabaha Xaquqda aadanaha uga qabsoomay Jubbaland iyo sidoo kale balan qaadyada ay qaadi karan hay’adaha kala duwan ee dowladda si loo ilaaliyo xaquuqda Aadanaha.
Abdirahin Deck ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here