Wasaaradda Haweenka Hirshabeelle oo diyaarisay Sharciyo Ilaalinayo Xuquuqda Haweenka

0
68

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Haweenka ku nool deegaanada miiyga iyo magaalooyinka dalka soomaaliya  ayaa la kulma dhibaatooyin badan oo ay ka mid tahay kufsiga, haba ugu badnaadaane haweenka tacadiyada la kulma kuwaa oo ku nool miiyga balse anan helin xeerka xuquuqda haweenka.

Juweeriya Xasan Axmed ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here