Wasaaradda Haweenka Galmudug oo dhiiri galin u sameysay hablaha Jaamacadaha ka dhigta magaalada Dhuusamareeb

0
155

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Wasaaradda Haweenka dowlad goboleedka Galmudug Ubax Xuseen Dhiblaawe ayaa waxay u kuuro gashay dadaalka haweenka wax ka barta Jaamacadaha ku yaalo magaalada Dhuusamareeb ee caasimada Galmudug.

Wasiirka haweenka ayaa sheegay in nuxurka ay u booqatay Jaamacadaha ay tahay in waxbarashada gabdhaha ay umuhiim tahay helida qoys dhisan oo hooyadu soo saari doonto bulsho dhinac walba ka dhisan.

Cowke Cali Cawil ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here