Wasaaradda Haweenka Arimaha Qoyska iyo Xuquuqul Jubbaland oo wada qorshayaal lagu xakamaynayo xad-gudubyada Jinsiga

0
111

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Haweenka iyo gabdhaha yar ee ku nool Dalkeena Soomaliya waxaa ay la kulmaan caqabado iyo xadgudubyo kala duwan ku waas oo ay ka mid yihiin Tacadiyada ka dhanka ah jinsiga sida kufsiga ,guurka qasabka ah ,gudniinka fircooniga oo lagu sameeyo gabdhaha yar yar iyo helitaan la ‘aanta xuquuqda aas aasiga ah sida waxbarashada iyo caafimaadka .

Hadaba wasaarada haweenka arimaha qoyska iyo xuquuqul insaanka Jubbaland sidee baay uga shaqaysaa wax ka qabashada caqabadaha iyo Tacadiyada kala duwan ee ay la kulmaan haweenka iyo gabdhaha yar yar ee ku nool Dowlad goboledka Jubbaland.
Xamdi Maxamed Yaasiin ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here