Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Wasaaradda Haweenka Arimaha Qoyska iyo Xuquuqul Insaanka Jubbaland ayaa waddo dadaallo lagu soo saarayo Haweenka sanadkaan doonaya in ay ku biraan siyaasadda heer Fadaraal.
Wasaaradda ayaa waxaay qabaneysay mudooyinkaan dambe kulamo is daba joog ah ku waa soo taageero lagu raadinayo Haweenka musharixiinta ah ee ka soo jeeda deegaanada Jubbaland.
Fartuun Nuur Aadan ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.