Wasaaradda Haweenka, Arimaha Qoyska Iyo Xuquuqul Insaanka Jubbaland oo Qabatay dood wadaag kahortaga rabshadaha ka dhanka ah Jinsiga (GBV).

0
159

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Wasaaradda Haweenka, Arimaha Qoyska Iyo Xuquuqul Insaanka Jubbaland ayaa  qabatay dood wadaag ku saabsan Ololaha 16-ka maalmood iyo kahortaga rabshadaha ka dhanka ah Jinsiga (GBV).

Kulanka ayaa waxaa ka qeyb galay Masuuliyiin katirsan Jubbaland iyo qaar kamid ah Dhalinyarada Aqoonahanada ee Kunool Magaalada Kismaayo iyo Ururada Bulshada Rayidka Jubbaland.

Ololaha 16-ka Maalmood ee kahortaga rabshadaha ka dhanka ah Jinsigaj (GBV) ayaa ah mid looga hortagaayo rabshadaha ay la kulmaan Haweenka/Dumarka.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here