Wasaaradda Gargaarka maareynta musiibooyinka Jubbaland oo kismayo kusoo Bandhigtay Qorshaha wasaaradda gargaarka ee sanadkan 2022 ilaa 2026

0
187

Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-Munaasabada qorshaha cusub ay ku so bandhigeyse wasaaradda ayaa waxaa ka soo qeb-galay Maamulka gobolka xubno ka socday golaha fulinta Jubbaland odayaasha dhaqanka Haweenka dhalinyaradda iyo Marti sharaf kale, Odayaasha dhaqanka dhalinyaradda Haweenka iyo siyaasiyiin ayaa Aragti ka dhiiban doona Qorshada cusub ee wasaaradda gargaarka ee sanadka 2022 ila 2026 kaas oo socon doono mudo 3 malin ah.

Iidle Aadan Maxamed,ayaa warbixintan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here