Wasaaradda Gargaarka maareynta musiibooyinka Jubbaland ayaa Kismaayo ku soo bandhigtay Qorshaha Wasaaradda Gargaarka ee sanadkaan 2022 ilaa 2026

0
205

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Munaasabadda qorshaha cusub ay ku so bandhigeyse wasaaradda ayaa waxaa ka soo qeb galay Maamulka gobolka xubno ka socday golaha fulinta Jubbaland Odayaasha dhaqanka Haweenka dhalinyaradda iyo marti sharaf kale.

Odayaasha dhaqanka,dhalinyaradda,Haweenka iyo siyaasiyiin ayaa aragti ka dhiiban doona Qorshaha cusub ee wasaaradda gargaarka ee sanadka 2022 ilaa 2026,kaas oo socon doono muddo 3 maalin ah.

Iidle Aadan Dagane ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here