Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Qoysaskan ayaa ka mid ah dadka dhibaatooyinka kala duwan ay saameeyeen, iyadoo gargaarkan loogu talagalay in lagu yareeyo culayska nololeed ee haysta
Mas’uuliyiin ka tirsan wasaaradda Gargaarka Jubbaland oo qaybinta goobta ka hadlay ayaa sheegay in qorshahan qeyb ka yahay dadaallada dowladda Jubbaland ay ku doonayso in lagu taageero bulshada nugul, loogana jawaabo xaaladaha bini’aadantinimo ee ka jira deeganada Jubbaland.
Abdinoor Samriye ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.