Wasaaradda Gargaarka Jubbaland oo la waregtay deeq ka timid Hay’adda SODMA.

0
47
Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-Wasaaradda Gargaarka iyo Maareynta musiibooyinka Dowlada Jubbaland ayaa mamulka Dekada kismaayo kala wareegtay 4000 tan oo isugu jiray raashin nocyadisa kla duwan islamariana ka timid Hayada maaraynta musiiboyinka ee SODMA.
Suleymaan Sheekh Ibraahim oo ku hadlaayey Afka maamulka dekada Kismaayo ayaa ka war bixiyey deeqdan isagoona ku wareejiyey Agaasimaha guud ee wasaaradda gargaarka.
Mowliid Abdi Kulmiye ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here