Wasaaradda Gargaarka Jubbaland oo la wareegay deeq raashin ah kala wareegtay Imaaraadka Carabta

0
189
Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-Jubbaland waxaa ay ka mid tahay meel ay si gaar ah u sameeysay aabarta ku dhuftay qeyb ka mid ah deegaananad dowlad goboleedka jubbaland
Wasaaradda Gargaarka iyo maareynta musiibooyinka Jubbaland ayaa waxa ay gurmaadka abaaraha  ay ka heshay Dowladda Isutagga Imaaraatka Carabta taaso ay ku wareejisay deeq raashin oo dhowr nooc isku jira.
Cabdinuur Samriye ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here