Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Wasaarada Gargaarka iyo Maareynta Masiibooyinka ayaa qabatay kulan wacyi galin ah kaas oo looga hadlaayey fatahaadaha iyo duufaanada waxaana kualnka ay qabatay Maamulka degmada Kismaayo iyo Gudoomiyeyaasha Xaafadaha Kismaayo.
Awke Ali Awil ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.